Ulusso Software
 

(Culusoow Software)

 

 
 

Wejiga hore

 

Maxaa cusub

 

Nagala soo xiriir ulusso@somalsoft.com

 
 

 

 

 

 

 

 

 


                                       
                                                                                                        

www.somalsoft.com

 
www.somalsoft.com» SOMALSOFT.COM waa xarun loogu tala galay in lagu soo gogol dhigo brograamyo ku qoran af soomaali. Ilaa hadda waxaa diyaar ah Ulusoft Suurad shaashad beddele (Wallpaper Changer). Hadii Ilaah yiraahdo waxaan dhawaan soo gelin doonaa brograamyo kale oo af soomaali lagu sameeyay kuwaasoo loogu tala galay caruur,dhallinyaro iyo dad waaweynba.

 

  
 
Ulusoft: Suurad shaashad beddele
            (Wallpaper Changer)
 
 
Brograamkaan wuxuu beddelaa masawirka shaashadda adigoo weliba fursad u heeysatid in aad dalbato inta daqiiqadood uu u kala dhaxeeysiinaayo is beddelaada masawirrada.
Wuxuu ku qoranyahay af soomaali waana bilaash (free of charge).

 

Soo dejiso ( download )

 

 

 

 

 
 

 

 


 
 

   




SomaliSoft
 



 



 


 

 

 


 



 
counter